Ciidanka nabad sugida oo garoonka Aadan cadde ku qabtay dayuurad siday dollar badan oo kaash ah (Daawo Sawirro)

Wararka naga soo gaaraya garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka nabad sugida ay qabteen maanta dayuurad siday lacago kaash dollar ah oo ku jiray saddex boorso oo waaweyn. Lacagtan oo lagu qiyaasay malaayiin dollar ayaa waxaa dayuurada kala soo degay saraakiil ka tirsan Safaarada Imaaraadka Carabta ku leedahay Somalia oo la … Continue reading Ciidanka nabad sugida oo garoonka Aadan cadde ku qabtay dayuurad siday dollar badan oo kaash ah (Daawo Sawirro)